More »
Latest News
Maqaallo/Articles
HAMBALYO DHALASHO: Guud ahaan bahda Oodweynenews oo hambalyo dhalasho u dirayaan C/Kariin maxamed Boosalaaye Iyo Nimco cabdiraxmaan
Guud ahaan bahda Oodweynenews.com waxa ay hambalyo dhalasho u dirayaan CABDIKARIIN MAXAMED BOOSALAAYE IYO...
January 27 2012 / Read More »
CALAACALKII IYO CABASHADII SUUGAANTU SOO DIRTAY: GABAY MAQAL AH, By: KAYD M. CABDALLA
WAADMHADSANTIIN KAYD M. CABDALLA...
January 27 2012 / Read More »
TACSI Marxuum Dr Idris Ibrahim Abdi Camale
Inna lilaahi wa inaa ilahyi raajacuun , Tacsi ku socta qoysikii iyo qarabadii uu ka...
January 27 2012 / Read More »
Tacsi ku socota xaaska iyo Ehelka DR. Idiris Ibrahim Abdi oo ku geeriyooday Dalka Somaliland, caasimadiisa Hargeisa 27/1-2012
.Daahir Rayaale Kahin iyo xaaskiisa 2. Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa 3. Ahmed...
January 27 2012 / Read More »
Oodweynenews Oo Tacsi U Diraya CABDIRAXMAAN SHEEKH XAREED Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Guud ahaan bahda Oodweynenews waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum...
January 27 2012 / Read More »
Cajiib, Xukuumada Kulmiye xageebay Wax u Wadaa?, By: Maxamed-Nasir M Dhoore
Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaa shacbi waynaha reer somaliland meel kasta oo ay...
January 27 2012 / Read More »
Halkan Ka Daawo Dr: Gaboose oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorame
Muse Salaan musesalaan@yahoo.com...
January 27 2012 / Read More »
JIMCE 21: CIYAARAHA KALANA YAAN LA ILAAWIIN, Wq: Ceelaabe
Ciyaarta Dadkeenu ugu Jecel yahay ama inta badan ay Daawadaani waa Kubada Cagta.Ciyaarta hana...
January 27 2012 / Read More »
TALO GUUD-QORAYAASHA IYO SAXAAFADAHA SOMALILAND, By: Mustafe Aw Tiriigle
Salaan ka dib;anigoon hadalka badineyn,waxaan aad u jeclaystay inaan talooyin usoo jeediyo dhammaan qorayaasha...
January 27 2012 / Read More »
Maansadii Satalayt oo dhamaystiran. By: khadar siciid gedi
waxaan salaamayaa dhamaanba shaqaalaha shebekeda caalamiga ah eeoodweynenews iyo dhamaan shacbiga reer somaliland meelkastooy...
January 27 2012 / Read More »
Ninkii Reer Burco iyo dhagaxaantiisii….. ila qosol By: Cabdiraxmaan Bidhaan
Nin reer burco ah oo degan magaalada Birmingham ee badhtamaha Britian , ayaa markuu...
January 27 2012 / Read More »
In this Universe Part 45 (The Sharia law)
(Sharia Law) Islam is a religion for worship and as well for governing,and Allah...
January 27 2012 / Read More »
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN!
Anaka oo kala ah dadka hoos ku qoran waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa,...
January 27 2012 / Read More »
Ha u nixin! By: Xasan Maxamad Ibraahim (Abuu xassaan)
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo...
January 27 2012 / Read More »
AMNNESTY INTERNATIONAL SOMALIA HUMAN RIGHTS CONCERNS FOLLOWING AN AMNESTY INTERIONAL VISIT IN JUNE 1989 .
Xasuustan waxaa soo daabacay MMA Qaryaqaan CAWAD DOOYO Maha waxaan anigu ku soo qoray...
January 27 2012 / Read More »
Opinions A Response to the London Conference on Somalia: Building Momentum
Dear Sir and or Madam, Somaliland Society in Europe (SSE) is a network of...
January 27 2012 / Read More »
HAMBALYO MADAXWAYNE KU XIGEENKA S/LAND, MUDANE SAYLICI & TALO UJEEDIN.
Salaan wacan bahda mareegaha iyo bulshada S/land. Marka hore Madaxwayne ku xigeenka jamhuriyada...
January 26 2012 / Read More »
MADAX DHAQMEEDADDA H.YOONIS HAYS CASILEEN QAYBTII 2AAD! By: Abdi Shotaly
Hore waxan u soo aragnay habkii ay u shaqayn jireen madax dhaqameedda H.Yoonis, iyo...
January 26 2012 / Read More »
MUDANE MADAXWEYNE AXMED SIILAANYO SHIRKAA LONDON TAG, (ROUD MAP~KANA WAA MASIIBEE ISKA EEG),,by faatixo
shirkani waa in aynu ka qayb galaa, somaaliyana timaadaa iyada oo hal kaliya ah, oo...
January 26 2012 / Read More »
Shirka London Dartii: Mudane Madaxweyne Axmed Siilaanyooy London Ha Tagin ee BUUHOODLE Xoree.By: Cali Cumar Xasan.
Salaama Calaykum, Waxa iyaba waa cawo-daro aduune, maantana lagu muransan yahay oo waliba...
January 26 2012 / Read More »
hambalyo meher Mukhtaar Jibriil Muuse iyo marwadiisa Faadumo Ali Siciid
Dhammaan dadka hooskuqorani waxaay hambalyo kal iyo laaba udirayaan meherka Mukhtaar Jibriil Muuse iyo...
January 26 2012 / Read More »
jawaab kusocota dooda mudaharaad lala hortago xaruntashirka london , wax wayn buu katarikaraa aqoonsidoonka somaliland waxase kafiican, By: ismail dheere
Waxaa salamaya warbahinta madax banan oo dadka rayigooda siisa jaanis markalabad waxaan rayigayga kadhiibanaya dooda...
January 26 2012 / Read More »
BEESHA SACAD YOONIS;BAAQ IYO WAANO KU SOCOTA BEESHA SANAAG BARI,GAAR AHAAN AXMED YUUSUF DUCAALE DHIGANE IYO SULDAAN SICIID YUSUF DUCAALE, By: C/RAXMAN MAXAMED CILMI RIWAAYE
S/C.ANIGA OO AH SULDAAN C/RAXMAN MAXAMED CILMI BEESHA SACAD YOONIS ,WAXAANU WAANO KALGACAL IYO...
January 26 2012 / Read More »
RA’IISAL WASAARE(CAMAROON; BRITAIN) AHAAN AYAAN KU AQBALAY CODSIGA KA QAYBQALKA SHIRKA LONDON, By: Macallin Cabdifatax Rashiid Maxamed
Waa jawaabta ugu habboon ee madaxweynaha somaliland ka bixin karo hadalkii safirada ingiriiska iyo...
January 26 2012 / Read More »
Mr president NO NO NO MORE Somalia, By: Keyse Ahmed
It is better to think what you say before it comes out your mouth. If...
January 26 2012 / Read More »
Doodfuran qurbajooga Somaliland maxad kaqabtaa haday mudaharad lahortagaan xarunta shirka London oo ay aqoonsi dalbadan?, By: ismail mohamed ali (gucure)
Waxan salaamaya saxafada madaxa banaan oo hadh iyo habeenba heegan ugu jira ilalinta qarannimada SOMALILAND....
January 26 2012 / Read More »
Waxaanu Tacsi tiraanyo leh u diraynaa dhamaan ,qoyski ,qaraabadii u kabaxay marxuun jaamac faarax abdi waraabe
Inaallilaahi waa inaa illaahi raajicuun halkan waxaan tacsi tiraanyo leh aan uga direynaa Dhammaan Qaraabadii...
January 26 2012 / Read More »
Gudniinka dumarka ee goob walba lala taaganyahay waxa weeye, By: yuusuf ibrahim yuusuf
Marka hore waxaan aad u salaamayaa reer somaliland guud ahaan gaar ahaan oodweynenews iyo saxaafadda...
January 26 2012 / Read More »
Wararkii ugu dambeeyey
Urur Siyaasadeedka WADANI Oo Tartan kubada Cagta ah U Qabtay 16 kooxood ka mida Kooxaha Caasimada
Hargeysa (OWN)- Urur Siyaasadeedka WADANI ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Koob kubada Cagta ah oo ay ku Tartami doonaan 16 kooxood ka mida Kooxaha Caasimada. Tartan Kubada Cagta ah...
January 27 2012 / Read More »
OWN: Barnaamijkii Xiisaha badnaa Ee XULKA WARARKA Iyo Todobaadkan
Waa markale iyo Barnaamijkii Xiisaha badnaa ee Xulka Wararka oo ku eegi doono wararkii Todobaadkan ugu doorka roonaa ee ka dhaca geeska Afrika Iyo Caalamka, barnaamijkan Xulka...
January 27 2012 / Read More »
Oodweyne Xarunta Gobolka Daad Madheedh Gobol Aan Xukuumadii kala Danbeeyay ee Dalka Soo Maray Wali Ka Helin Wax Horumarin ama Taakulayn ah
OODWEYNE(OWN)- Oodweyne waxaa uu ka mid yahay Degmooyinkii wakhtigii uu Ingiriska Dalka joogay la Samaysay ama la magacaabay xiligaas oo ahayd 1963kii, waxaana markaa Madaxweyne Dawladii Somaliya ka ahaa, Aadan Cabdule Cismaan, (...
January 27 2012 / Read More »
OWN: Wararkii Ugu Danbeeyey ee Dagaalada ka Socda Buuhoodle & Wareysi Aanu La Yeelanay Wariyahayaga Burco Maxamed Cawad oo Iminka Ku Sugan Jiida Hore Ee Dagaaladu Ka Socdaan
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi aanu goor dhawayd khadka telfoonka kaga qaadnay weriyaha Oodweynenews ee gobolka Togdheer Maxamed Cawad Maxamed oo ku sugan aagga uu shalay...
January 27 2012 / Read More »
Wasiirkii Horre Ee Xanaanadda Xoolaha Somaliland Oo Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa
Hargeysa (OWN)- ALLE naxariitii janno ha ka waraabiyee waxa xalay magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku geeryoodey Wasiirkii horre ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliland Dr Idiris Ibraahim Cabdi. Marxuumka ayaa...
January 27 2012 / Read More »
Ugu Yaraan boqol qof ayaa ku dhintay dalka Pakistan kadib markii ay qaateen dawo sumaysan
Waxaa ay wararka ka imanaya dalka Pakistan ay sheegayaan in ay ku dhintay magaalada Lahore ee Pakistan dad lagu qiyaasay in kabadan boqol kadib markii ay qaateen dawo sumaysan ee wadnaha, Dhaqaatiirta...
January 27 2012 / Read More »
Nasashada Maanta: Waa Riwaawaddii Qosolka Badnayd Ee Walee Waa yaab Iyo Erayadii Basbaas (AHN) , Majaajiladii Boon Xirsi
...
January 27 2012 / Read More »
SAWIRKA MAANTA: Xayaanka Casaanyada Badda oo Bakhtigeedu istuulay Xeeliga Badda Berbera. (Tirsiga 413)
Sawirka Maanta ay idiin Soo Gudbinayso shabakada caalamiga ee Oodweynenews, Waxaa dhawaan Magaalada Berbera ka yaabiyey Bakhtiga Xayaan ku nool Bada Gudaheeda oo loo yaqaan CASAANYADA BADA xayaankan oo...
January 27 2012 / Read More »
Xukuumadda Somaliland Oo ka Hadashay dagaalkii Galabta Ka Dhacay Duleedka Buuhoodle iyo khasaarihii dagaalkaas ka dhashay
Buuhoodle (OWN)-Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta Somaliland Md. Faysal Cali Sh. Maxamed, ayaa ka hadlay dagaalkii galabta ciidamadda qaranka iyo maleeshiyo nabad diid ah ku dhex maray deegaanka...
January 26 2012 / Read More »
War Deg-Deg ah: Dagaal Ka Socda Deegaanka Buuhoodle iyo Ciidanaka Qaranka oo Hore u Ruqaansaday
Buuhoodle-(OWN)-Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidmada Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyo Beeleedka Deegaanka Buuhoodle ayaa galabta Ka Bilaabmay Deegaananada Shangale iyo Sool joogto kuwaasi oo ay si weyn fooda isugu...
January 26 2012 / Read More »
Buurta Sheekh iyo Goobaha kale ee Dalka ku yaal oo Bartilmaameed u Noqotay Dadka dalxiisayaasha ah iyo Qorshe la’aanta Xukuumada Somliland.Warbixin Wariye Khadar Jamac Xaashi.
SHEEKH(OWN)- Marka ay maqasho Buurta Sheekh waxaa maankaaga ku soo dhacaya, meel aad u qurux badan oo Buuralay ah, inta badana aad u cagaaran Gu iyo Jiilaal, neecow qabow...
January 26 2012 / Read More »
Wasiirro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya
Hargeysa (OWN)- Wasiirro ka tirsan xukuumada Somaliland, ayaa maanta safar hawleed ugu kicitimay dal Itoobiya. Wasiirradan oo kala ah wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraalle Duur iyo Arimaha Dibadda Dr...
January 26 2012 / Read More »
“Deegaanka Gobolka Salal Oo Ay Aafeeyeen Jahliga Iyo Caafimaad Daradu Yaa Ka Masuul Ah” Aqoonyahan Maxamuud X. Cali
Hargeysa (OWN)- Gobolka Salal ayaa waxa ku gadaaman duruufo farabadan oo arrimaha bulshada la xidhiidha, isla markaana salka ku haya baahiyaha aasaasiga ah ee nolosha Bani’aadamka lagama maarmaanka u ah,...
January 26 2012 / Read More »
Jaamacadda Alpha Oo Hargeysa Ku Soo Bandhigtay Qaamuus Cusub Oo Electronic Ah
Hargeysa (OWN)- Jaamacadda Alpha University Collage ee Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta soo bandhigtay Qamuus Electric ah, kaas oo u fududeynaya bulsho weynta ku hadasha Afka Somaliga in ay si hawl...
January 26 2012 / Read More »
Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Xamar Weyne
Muqdisho (OWN)- Guddoomiyaha Xamar Weyne C/llaahi Sahal Gardhuub ayaa ka warbixiyay qasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay suuqa degmada Xamar Weyne, wuxuuna sheegay in dabka uu ahaa mid geystay...
January 26 2012 / Read More »
Maareeyaha W/Biyaha Hargeysa Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Biyo Yaraanta Caasimadda, Duruufaha Dhaqaale Ee Ku Gadaaman Iyo Mashaariic Lacag Badani Ku Baxayso Oo Biyaha Lagu Balaadhinayo
Hargeysa (OWN)– Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta keentay in biyuhu wada wada gaadhi waayaan dhamaan caasimadda Somaliland, kaas oo xusay duruufo ku gadaaman...
January 26 2012 / Read More »
Muqdisho: Suuqa Xamarweyne Oo Dab Xoogan Baabiyey
Hargeysa (OWN)- Dab aad u xoogan ayaa xalay ka kacay isla markaana saameen weyn u geestay suuqa degmada Xamarweyne oo kamid ah suuqyada ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal kusugan...
January 26 2012 / Read More »
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Koox Wariyayaal Ah Tabarka U Soo Xidhay + SAWIRO
Hargeysa (OWN) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta koox Wariyayaal ah Caasimada Hargeysa ugu soo xidhay tababar u socday Mudo shan maalmood ah kaasi oo ay ku barteen...
January 26 2012 / Read More »
OWN: Halkan Ka Dhegayso Nagiib Maxamed Cismaan Aanu Ka Waraysanay Horumarinta Gobolka Daadmadheedh(Oodweyne)
London(OWN)- Waxaanu halkan idiin kusoo gudbinaynaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay Md Nagiib Maxamed Cismaan oo aanu ka waraysanay waxqabadka qurba-jooga ka soo jeeda Gobolka Daadmadheedh...
January 26 2012 / Read More »
SAWIRKA MAANTA. Sawir Muujinaya Micnoyaal Badan … (Tirsiga 412)
Sawirka Maanta ay idiin Soo Gudbinayso shabakada caalamiga ee Oodweynenews waa sawir kartoon muujinaya isbarbardhiga labada Calan iyo micnaha ay ukala samaynayaan dadweynaha Somaliland, Hadaba sidaad u aragtaan sawirkan...
January 26 2012 / Read More »
Halkan Ka Daawo:Hayada Bisha Cas oo Deeq Raashina oo Ka Timi Dawlada Iran Gaadhsiisay Qoysaska Danyarta ah e Burco
...
January 25 2012 / Read More »
Halkan Ka Daawo:Ciidanka Booliska ee Gobolka Togdheer oo Soo Qabqatay Lacag Faalso Dollarka Maraykanka ah iyo Ragii Watay
...
January 25 2012 / Read More »
Haween Baaq-Nabadeed u diray bulshada ku dhaqan deegaannada bari ee Somaliland
Xubno haween ah oo ka soo jeeda beelaha wada dega gobollada Bari ee Somaliland ayaa markii ugu horreysay baaq nabadeed u diray bulshada ku dhaqan deegaannada Sool iyo Buuhoodle,...
January 25 2012 / Read More »
OWN : Halkan Ka Dhagyso Qisada Xasuuqay Xeebta Jazeera Oo Uu Ka Waramayo Ninka kaliya ee ka Badbaaday 47 Qof Ee Ciidankii Siyaad Bare Laayeen
Hargeysa (OWN) – waxanu halkan idiinku soo tabinaynaa Qisada xasuuqii xeebta Jazeera ee magaalada Muqdisho oo uu ka waramayo. Cumar Muuse Mire oo ahaa Ninka kaliya ee ka badbaaday...
January 25 2012 / Read More »
OWN : Halkan Ka Dhagyso Waraysi Aad U Xasaasiya Oo Aanu La Yeelanay Ku Simaha Xoghaya UDUB
Hargeysa (OWN) Waxanu halkan idiinku soo tabinaynaa waraysi Dhinacyo badan taabanay oo aanu caawa khadka Telefanka kula yeelanay Ku Simaha Xoghaya Guud ee UDUB Md. Cabdixaliim Maxmed Muuse. ...
January 25 2012 / Read More »













































