Fanaanka Qarnigan La Holin Waayey Mursal Muuse oo Soo Saaray Hees Cusub (HUDA) Waa Ereyadii Abwaanka Sanadkan Looga Hadhay Sameynta Midhaha Abwaan Maxamuud Koofiyo
Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees aad u macaan oo uu soo saaray Fanaanka Qarnigan la holin waayey aduunka dacaladiisana sida aadka u weyn looga dhageysto Heesihiisa macaan & Codkiisa layaabka leh waa Al-Fanaan Mursal Muuse & Heesta cajiibka ah ee HUDA, Heestan midhaheeda waxaa ku farro yareystay Abwaanka Sanadkan Calanka u sita Abwaaniinta heesaha sameeya waa Abwaan Maxamuud Koofiyo, Hadaba heestaa HUDA & Codkii Mursal Muuse dhageysi Haboon:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGEYSO
Al-Fannaan Mursal Muuse
Abwaan Maxamuud Koofiyo


