OWN: Wareysi Aanu La Yeelanay Wariyahayaga Cumar Serbia oo Ka Waramaya Qaabkii Ay Doorashada Golaha Deegaanku Ay Uga Dhacday Magaalada Boorame
Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Wareysi aanu la yeelanay Wariyahayaga Cumar Cali xasan oo Safar ku tagay magaalada Boorame si uu uga soo waramo doorashooyinka gollaha deegaanka ee magaalada Boorame & guud ahaan gobolka Awdal, Wareysiga Waxaa la yeeshay Wariyaha Barkhad Cabdillaahi Maxamed oo ku sugan Studia shabakadan caalamigga ah ee Oodweynenews.com ay ku leedahay magaalada Hargeysa, Dhageysi Haboon:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGEYSO
Wariye Cumar Serbia
Barkhad Abdillaahi


