|

18 Sano ka dib ay maxkamadi uga bilaabantay Sadi Bugingo oo ku lag laha xasuuqi ka dhacay Rwanda 1994!!

Waa kuma hadaba Sadi Bugingo suashani waxay sudhantahay maxkamada magaalada Oslo qolka 250. Sadi Bugingo waa 47 jir waxa uu ka mid aha dadkii ku lugta laha xasuuqi ka dhacay Rwanda 1994 bishii April ama waxa uu ka mid aha dadkii dadiyey ciradii dhiga ahayd ee qarisay dalkaasi iyo aduunka intisa kale oo dhan. Sadi waxaa yimi dalka Norway 2000 ila markana waxa uu ku sugna Norway waxaa 2001 labadii kun iyo kowdii loo keenay xaskiisa iyo 2 labo caruura oo uu dhalay magalada Bergen ka dib waxaa ugu dashay Bergen 2 labo caruura oo kale.

 

Halka waxa uu ka hayey shaqo masaxada ama dhul dhaqid, Sadi waxa uu ku jiray liis ay xogaga dalka Rwanda u soo gudbiyen dawlada Norway sanad ka hor ay la qabtay sadi Bigingo. Waxaa lagu eedeyey uu abaalay dad dhalinyaro aha ee xasuuqa kaystay wakhtiga sadi waxa uu aha ninkii soo dorayey 2000 labakun oo qof kali kineesad meel dhakhtar ah iyo gurigii dawlada hoose magalada ku yalay kibungo dadkasi oo halka ku dhumanayey, sadi waxa kale oo uu laha babuurkii loo adeegsaday tranporka oo isgu iska laha ugana deeqay dadkii xasuuqa gaystay meshaasi.

 

Xeer ilaliyayasha maxkamada Bergen ayaa waxay codsanayan in ninkan loo haysto in ka qaybqabqatay xasuuqi ka dhacay dalkas Rwanda 1994 logu xukumo xabsiga igu dheer ee dalkan Norway oo ah 21 sano kow iyo labaatansano oo xadhiga. Waa markii ugu horaysay ee xukun noocani ka dhacdo Norway, tani waxa jibinaysa in dad badan oo kale oo dambiyo dagaal kasoo galay dalal kale in iyana maxkamad laga soo oogi dono dalkani Norway sida jamuriya burburtay ee somali d republic.

Waxaa layaab iyo amakaag ku noqotay (Sadi Bugingo) qabashadii ay qabteen xogaga dalkani Norway.

Xafiiska wararka Oodweynenews.com ee magalada Oslo by wariye M Jama Nuur

COMMENTS