|

Al shabaab hubka ha dhigaan oo dadkooda dhinac haka raacaan

ascwrwb dhamaantiin    bacda salaan


ururkii la odhan jirey al shabaab ee diinta sida qaldan u fahmey

waxaa muuqata in shacabkii koonfurta somalia ay fahmeen ururka al shabaab inaaney diin wadin  ee ay diinta si qaldan u fahmeen 

sidaa darteed ayey shacabkii reer somalia dhinac iska mariyeen al shabaab oo ay iska qabteen

hadaba hadhaaga al shabaab waxaan odhan lahaa  hubka dhiga oo diinta sidey ay tahey u wada oo dadka islaamka dhiigisa ciyaar ciyaar haku daadina  

toobad keena oo dadkiina dhinac ka raaca wixii aad umada ku heyseen waa dhamaatey imaka


by cabdinaasir  finland


naasir116@hotmail.com

—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

COMMENTS