|

Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Macaan Ee Maxamed Ciro (HILAAC)

Waah Waah,   Dhageystayaasha qiimaha badan  waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub uu soo saaray   fanaanka codka dahabiga leh ee  Maxamed Axmed Ciro ,  Heestan oo ah mid aad u macaan waxaa lagu magacaabaa HILAAC.

 

Waana  Ereyadii  Abwaan Amiir Khaalid , Laxankii  Aadan Xuseen Karoone, Codkii  macaanaa ee Maxamed Axmed Ciro  , Iyo  Muusigii Axmedweli Ibraahin  Furinle , Furinle Studio Hargeysa  ee  Dhageysi wacan:–   

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

AMA HALKAN KA DHAGAYSO 

COMMENTS