|

SAWIRKA KAARTOONKA OODWEYNENEWS EE TODOBAADKAN!

Xaaladda Saxaafadda Somaliland oo maraysa heer cabudhin ah oo la yidhaaho Isha Xisdho, Af-kana Dhawr,Arag, Maqal, Warkana Dhaaf iyo xar juuq dheh, Sanqadh yaan maqline Sacabka ii garaac, sidan jecelay ii yeel oo waxan rabo uun u gudbi ummadda, hana sheegin goldaloo-looyink aan leeyahay iyo dhaliila-haygga,haddii kale miyaa, xabsiga baad liinta ku cabi, oo inta aan xamaamadda kaa gurto baan tiirka kugu xidhi.

CUMAR SHIDE ARTS,
        OODWEYNENEWS.COM.
COMMENTS