|

Maalinta Jamhuri day Oo Maanta Laga Xusay Dalka Kenya .

Waxaa guud ahaan maanta dalka Kenya looga dabaal dagayey maalintii wadanka uu xoriyada ka qaatay gumaystihii ingiriiska sanadii 1963dii , Ammaanka wadanka ayaa si wayn loo xoojiyay iyadoo xuska maalinta jamhuuri day uu ka dhacay dhamaan  wadanka. Warkii oo dhan .

 

 


COMMENTS