Dhamaan reer somalia cadogooda 1 aad waxey u arkaan somalilnad by cabdi adan
ascwrwb
dhamaantooda kuwa reer somalia isku sheega markaad u fiirsato waxaad ogaaneysaa iney aaminsanyihiin in cadowgooda 1 aad uu yahey somalilnad
hadaba qof kuu arka cadow adna inaad cadow ka dhigato sow maaha ?
maxaa reer soamlilnad u diidey iney iyaguna cadowgooda 1 aad u arkaan reer somalia ?
waayo iyaguba waxey kuu arkaan cadow waliba hadey jaanis kuu helaan waxba kuu reebi maayan hadey awood u helaan iney ku xasuuqaan wey ku xasuuqayaan
markaa waxaan usoo jeedinayaa shacabka reer somalilnad iyo dowlada somalilnad iney ogaadaan kuwan somalia sheeganaya iney yihiin cadow
by cabdi aadan swden
cabdi1515@hotmail.com
—————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
