|

Dhulgariir Maanta Ka Dhacay Wuqooyi-bari Ee Dalka Japan

Dhul-gariir  maanta dhacay wuqooyi-bari ee dalka Japan ayaa  cabirkiia lagu qiyaasay  7.3 magnitude , Masuuliyiinta dalka Japan ayaa sheegay in Tsunami cabirkeedu yahay hal mitir ay ku dhufatay xeebta wuqooyi-bari ee dalka ka dib markii dhul-gariir xoog badan uu ku dhuftay gobalkaas .



COMMENTS