DOORASHADII GOL/DEG/ DEGMADA HARGEISA IYO GBILEY OO NOQOTAY IN LAGU KALABAXO WARAAQIHII CODBIXINTA OO SUUQA LAGA HELAY. Waa qalinkii ckariim
Waxa isa soo taraya dareenka musuqmaasuq ee laga qabo Komishnka doorashooyinka Degmda Hargeisa iyo Gabiley iyadoo waliba la sheegayo in maanta suuqa magaalada Hargeisa, laga helay buugaagtii waraaqaha codbixinta oo Daraasiin ah, taasoo la sheegay in Gudoomiyaha komishanka loo geeyay, Qaarkamid ah islamarkaan uu Gudoomiyuhu sida la sheegay ku jawaabay, in dhawrkartoon oo noqonaya dhawrkun laga xaday waxaana kamid ahaabaa layidhi nimanka buugaagtan helay ee komishanka geeyay xildhibaanada golha barlamaanka qaranka Taasina waxay xaqiijinaysaa wararkii sheegayey in Qaarkamid ah Hawlwadeenada komishanka iyo ururada ka socda Gaar ahaan kuwa Hargeisa in ay marka , ay noqonayaan jeebadaha iyo sharabaadada kasii buuxsanayeen,waraaqo kuwii codbixinta ah oo lasii calaamadiyey, oo lagu darayey waraaqihii codbixinta ee saxda ahaa, Hadaba doorashadii Golayaasha degaanka ee Degmda Hargeisa iyo gabilay mawaxay noqotay in lagu kalabaxo waraaqaha suuqa lagu sheegayo, Maxaase iyaga loogu dhawaaqi la,yahay ilaa hadaHadii aanay taasi jirin.
Timir lafbaa ku jirta.
Waa qalinkii ckariim
sahal@gmail.com
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
