Dr: Maxamed Yasiin Xassan Wasiirkii Hore ee Kaluumaysiga iyo Maamulka Dekaddaha Somaliland oo Hambalyo u diraaya shacabka reer Somaliland doorashada degaanka.DAAWO VIDEO
Wasiirkii Hore ee kaluumaysiga iyo Maamulka dekaddaha Dr Maxamed Yasiin Xasan waxa uu dhambaal Hanbalyo ah u dirayaa reer Somaliland sidii quruxda badnayd ee ay uga qayb qateen doorashada degaanka isaga oo arimo badan ka hadlaaya oo ku saabsan doorashada degaanka halkan Hoose ka daawo ..Video.
HALKAN HOOSE RIIX.
http://www.youtube.com/watch?v=6EY9PXK7P8s&feature=plcp
Waxa soo diyaariyey Xamse Axmed Salaan oo kula kulmay London.

