Filasho Wacan: Warbixin Aanu Ku Eegayno Sababaha Ugu Waaweyn Ee La Odhankaro Way U Hadheen Badi Haweenkii U Tartamaayey Doorashada Golayaasha Deegaanka
Hargeysa (OWN)- Dhagaystayaasha iyo akhristayaasha sharafta leh ee sida joogtada ugu xidhan shabakadda Oodweynenews waxaanu dhawaan idin soo gudbinayaan warbixin aanu ku eegayno sababa ugu waaweyn ee la odhan karo waxay horseed u noqoto in ay doorashada golayaasha deegaanka ugu hadhaan haween badan oo aanu u tartamayey doorashada .
Warbixintan oo ah mid xiiso gaar ah leh waxaad kala socotaa Oodweynenews.com
Oodweynenews.com,Hargeysa Office
