Filasho Wacan: Warbixino Xiiso Badan Oo Aanu Ku Eegayno Duruufaha Soo Waajaha Dadka Danyarta Ah Ee Muruq-maalka Ah Iyo Sida Ay Ula Soo Baxaan Nolol Maal-meedkooda
Hargeysa (OWN)- Dhagaystayaasha iyo akhristayaasha sharafta leh ee sida joogtada ah ugu xidhan shabakadda Oodweynenews waxaan dhawaan idin bilaabaynaa barnaamijyo aanu ugu kuur galayno duruufaha dhaqaale ee dadka danyarta ah ee muruq-maalka ahi ay la kulmaan iyo sida shaqooyinka ayar yare e ay qabtaan uga la soo baxaan nolol maal-meedkooda iyo guud ahaan dhinacyada kala duwan ee ay duruufaha nolasho ay ka soo waajahaan iyo arrimo kale ee Filasho Wacan;
Oodweynenews.com,Hargeysa Office

