|

Gantaal Nooca Ridada Dheer Oo Hawada U Dirtay Dalka Kuuriyada Waqooyi (North Korea)

Kuuriyada Waqooyi ayaa  maanta oo Arbaca ah hawada u dirtay gantaal nooca ridada dheer ah kaasoo sida ay sheegtay waday dayax-gacmeed, Gantaalkan ayaa laga ganay koonfurta dalkaasi. Canbaareyn caalami ah, iyagoo  dhagaha ka laabatay digniinaha caalamiga ah ee loogu baaqayo dalkaasi inuusan ridin wax gantaal ah.

Beesha caalamka ayaa si weyn u canbaareysay talaabadan ay Kuuriyada Waqooyi ku gantay gantaalkan, iyagoo sheegay in qorshaha Kuuriyada Waqooyi uu yahay mid ay ku doonayso inay tijaabiso gantaallada ridada dheer ee balaastikada. warkii oo dhan .


COMMENTS