GOBANIMO WAXAY TAHAY TAHAY NINKA 80 COD KAGA TEEGAY DORASHO MADAXWEYNE. EE UU TANAASUULAY DANTA QARANKA. IYO WADANKA. HALKAAS OO AAN DERO DERO HIRDIYIIN., By: LIIBAN SHARMAARKE.
Marka hore waxaan salaan uu diraya shacab weynaha somaliland oo mujiyeye bislansho.
kala dambeyn iyo ilbaxnimo siyasadeed.
Hadaan tilmaamo somaliland mid ba ka jiirta. wadanka dadka jooga BOQOLKIBA SAGAASHAN wada masuq masuuq.
waxa edeb daraada xaranta ah dadka baray xukumadihi kala dambeye iyo burburki dadka ku dhacay.
iyo dagaladi kala dambeye 30 ka sandood iyo dheraadka somaliland ka soocday.
dawlada kulmiye markay dhalatay ee lagu dhawaqay
HAYDAHA HANTI DHAWRKA QARANKA IYO LA DAGALANKA MASUQMASUUQA.
umadu way ka qaylisay. nin walba wuxu faraha ku hayeye bu xaday. qaar ba wadanka ka dhoofay.
qaar wa la qabatay. kii la xidhona reerka uu ka soo jeedo ba qaaylo ka wadhay oo yidhi anaga naloo jeeda.
BAL MADAXDHAQMEEDYO TUUG LA QABATAY DIFACAYA XAGEE DHAQANKA SOMALIYEED KAGA JIIRTA.
WAXAY AHED FOOLXUMO WEYN OO LA ODHAN KAARO KARAAMO DARO YA KU DHACDAY DAD BADAN.
Waxaan odhan kara. masuuq masuuq wadanka wa ka jiira doorashadana kama madhana wadanka ka dhacay.
suasha waxay tahay. YA WAX MASUQ MASUUQAY?
ma dawladi la dagalamaysay ,masqu masuuqa.
waxa jirta komishanka qaranka ee somaliland in uu website-kiisa so bandhiigay waraqaha codeynta
oo halka laga print gareyn kaaro. HALKAAN RIIX= http://necsomaliland.com/index.html
Guddida Doorashooyinka Qaranku waxay halkan ugu soo bandhigayaan Xisbiyad/Ururada, Musharaxiinta, iyo Muwaadiniinta reer Somaliland ba waraaqaha codbixinta oo ay ku yaalin murashax kasta magaciisa, lambarkiisa iyo Xisbita/Ururka uu ka sharaxanyahay. Hadaba si aad u aragtida xaashida codbixinta fadlan riix/guji halkan Riix
WAYAHAY. hadaba ma odhan kaaro. sanduuqada lagu shuubanayo ee XASSAN CISE sheegayo. ee la so dhigay.
website yada. iyo video-yada waraqahooda halkaas ba lagala soo baxay.
mana odhan karo ciid kele ya ku shuubatay. mana odhan karo.
waxba kama jiiran oo madaxa ciida ma geliin kaaro
SII KASTABA HA HATO.
arinka manta meesha yal waxa weye in garsoorayasha
DEGMOOYINKA IYO GOBOLADA SOMALILAND OO DHAN YA AWOOD LOO SIYEYE IN WIXI CABASHA AH AY KA GARNAQAAN.
cidi cabasho tirsanaysa halkaas bay tegi karaan oo ka dacwoon karaan.
http://jamhuuriya.info/view_article.php?article_id=18961
WAXAN ODHAN KARA HADAAD XUSBI AMA URUR TAHAY.
OO TAGEERAYASHADANA ANAD CONTROL-II KARIIN MABA ISTAAHISHIID.
IN AAD SOO BAXDO. WAYO XUSBI WA KII KA ADAAG TAGERAYASHISA.
WA KA UU HOGANSAMA SHARCIGA WADANKA YAL. IYO DAWLADA UU YAAL.
DOORASHO WA KA DHICI JIIRTAY SOMALILAND.
DORASHADAAN WAXAY AHEYD MUCJISO.
WA TII UGU BALADHENYED ABID SOMALILAND.
WA TII UGU DHAQALAHA BADNEEYD.
WA TII UGU COD BIXIYAYASHA BADNEYD.
CABASHONA WA DHICI JIRTAY.
TABASHONA WA LA SHEEGAN JIIRAY.
GOBANIMO WAXAY TAHAY TAHAY
NINKA 80 COD KAGA TEEGAY DORASHO MADAXWEYNE.
EE UU TANAASUULAY DANTA QARANKA. IYO WADANKA.
HALKAAS OO AAN DERO DERO HIRDIYIIN.
WEBSITE-YO BADAN-A WA KU FASHILMEEN SOMALILAND MANTA.
–
LIIBAN SHARMAARKE.
BLAAKDARWISH@FACEBOOK
BlackDarwiish@youtube
BLAAKDARWISH@TWITTER.
—————————————————-
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
