|

HA IGU ODHAN WAAD DHACDAY BY(KHAALID MAXAMED CISMAN ) ABII-XANIIFA

Ugu horayn waxan salaamayaa webka caanka ah iyo akhristayaasha sida tooska ah ugu xidhan webka

Salan ka dib waxa baryahan soo ifbaxayay intay inaga dhamaatay doorashadi golaha deeganku in lagu dhawaaqayay  natiijada hordhaca ah taasoo ah mid uu gobal walba dhiniciisa ugu dhawaaqayo.

Kadibna  gudoomiyuhu uu isna si rasmi ah ugu dhawaaqayo marka la wada gabagabeeye dhamaan  gobolada ayaa waxa dhacday saaka subaxdii hore anigoo ku soo kalahaya shaqada ayaa waxa la kala hayaa laba ruux oo dagaalamaya !!!!!!! waa yaabe tolow maxa saladan hore laysku haystaa ee dhacay . markaasan intan istaagay waydiiyay dadkii mesha jooga oo aan ku idhi maxaa laysku laynaya? kadib waxay iigu jawaabeen waxa is laynayay laba qof , maxay isku laayeen ?ayan hadan waydiiyay markaasay handana iigu jawaabeen  waxa ay isku laayen mid ka mida ayaa yidhi HEBEL AMA URUR HELEL WUU DHACAY  ururkaasoo ah ururkuu taageersanyahay !!!!!!!!!!!!!!!! cajiib  isagoo iisii wada jawaabtii su’aashii aan waydiiyay ayuu iyidhi kadib markii uu intaa ku yidhi uu xanaaqay kii lagu yidhi oo uu yidhi

HA  IGU ODHAN WUU DHACAY AMA WAAD DHACAY

Waxan hadaba mushkilad ah in aynu wada komishan noqono waxan ula jeeda nin kastaaba  waxa uu sheegaya waxaanu ogayn intii la sheegay ayuu kusii darayaa in kale oo beena amaba kaba badan dee ninka lagu yidhaahdo waa hadhayoow waligeed ba la hadhi jiray waligeedna waa la dhici jiray ee miyaad ugu horaysay waad dhacday ? waa maya          taasina waxay keeenaysaa nabad galyo daro ee aynu ilaashano nabdgalyada .

khaalid maxamed

khaalid_u@hotmail.com

————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

COMMENTS