Halkan Ka Akhri Magacyada Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa Iyo Cododka Ay Kala Heleen
Hargeysa (OWN) -Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa magacyada iyo cododka ay kala heleen xildhibaanada ku soo baxay golaha deegaanka Hargeysa oo sidan kala ah :
KULMIYE codka Uu Helay
1 Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474
2 cabdiraxmaan Maxamed Caydiid Axmed (Soltelco) 4455
3 Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151
4 Eng Yuusuf Warsame Siciid Guuleed 3793
5 Axmed Siyaad Muxumed Giire 3625
6 Axmed Daahir Axmed Magan 3484
7 Cabdilaahi Yuusuf Liibaan 3265
UCID Codka Uu Helay
1 Maxamed Aw-aadan Wayrax Geele 4477
2 Khadar Ibraahim Maax 3544
3 Cabdi Maxamed Xaashi 3003
4 Maxamed Cabdi Aadan yuusuf 2266
WADDANI CODKA UU HELAY
1 Maxamed Warsame Caalin (Tima cadde) 5315
2 Cabdiqani yuusuf Macalin 2969
3 Cabdilaahi Aadan Cali Yuusuf 2902
4 Cabdirisaaq Faarax Xasan (Qawdhan) 2621
UMADDA CODKA UU HELAY
1Axmed Cali Haybe Nuur 3786
2 Khadli Cabdi Cawad Abyan 2949
3 Mustafe Cismaan Daahir Aadan 2861
XAQSOOR CODKA UU HELAY
1 Saleebaan Daahir Cabdilaahi Raagsaale 4558
2Cabdilaahi Aw-aadan Maxamed Cawl 2899
3 Cabdilaahi Siciid Faarax 2719
4 Deeq Ducaale Cismaan guuleed 2364
DALSAN CODKA UU HELAY
1 Cabdicasiiis Aadan Habane (Sisto) 3589
2 Fu’aad Saxardiid Caabi yuusuf 2499
RAYS CODKA UU HELAY
1Khadar Xuseen Cali 1877
Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)
Oodweynenews.com,Hargeysa Office
