|

Halkan Ka Akhriso Magacyada 21 Xildhibaan ee Doorashadii Degmada Burco Ku Soo Baxay iyo Asxaabta ay Ka Soo Kala Jeedaan

 

 Burco-(OWN)-Doorashada  Golaha Degaanka ee Natiijadeeda Maanta Lagaga Dhwaaqay Magaalada Burco ayaa tirade guud ee codbixiyayaasha Gobolka Togdheer ay dhamayd 129,271,(Kunodobaat Booql iyo Sagaal iyo labaatankun iyo laba boqol iyo kow iyo todobaatan kun)

Waxaanay xisbiyadu kala heleen sidatan:

 Ururka UMMADDA  18,380 3 xildhibaan ayuu helay

1-Rashiid Faarax Gacanlaw

 2-Muxumed Xasan Jaamac  Mixle ( Xoday),

 3- Farxaan Cabdi aw Xirsi

 Xisbiga UCID  7542 1 xildhibaan ayay heshay

 1-C/Risaaq Xuseen Faarax Janaale

Xisbiga Kulmiye 42363 7 Xildhibaan ayuu helay

 1-Nuux Maxamed Xuseen,

 2- Ibrahim Jamac Basaale (Gaboobe),

  3-C/Raxmaan Xasan Nuur,

  4-Maxamed Axmed Xasan (Diingool)

  5-Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi),

 6- Axmed Cabdi Dhinbiil,

 7- C/Risaaq Muxumed Jamac Aar

 

Uur  Siyaasadeedka RAYS  24577 4 Xildhibaan ayuu healay

1- Khadar Nuux Siciid,

2- Siciid Axmed Maxamed Raage,

3- Maxamed Yuusuf Cabdi,

 4-Max’ed Aadan Cali (Tuur-Tuur)

Urur Siyaasadeedka DALSAN  2093 Wax xildhibaana Ma helin

Urur Siyaasadeedka  WADDANI  29461 5 xildhibaan ayuu helay

1- Axmed Maxamed Cali (Afyare)

2- Maxamuud Axmed Xasan (Dhegalaab),

3- C/Risaaq Xuseen Obsiye,

 4-C/Kariin Maxamuud Cabdilaahi,

5- Xirsi Jaamac Cabdi (Indho)

Urur Siyaasadeedka Xaqsoor 4171 1 Xildhibaan oo kaliya

 1-Kayse Cabdi Raage.

 

Maxamed Cawad Maxamed

Oodweyne News/Burco Office

Email:cawad2010@gmail.com

COMMENTS