OWN: Halkan Ka Dhageyso Golaha Wasiirada oo Maanta Anxasiyey Miisaaniyada Qaranka & Xukuumada oo Sheegtay Inay Miisaaniyadu Korodhay Sanadkan 17%
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin ku saabsan kullan ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Somaliland oo lagu ansaxiyey Miisaaninaya Qaranka & Miisaaniyada sanadka 2013, Shirkan oo aan caadi ahayn ayaa waxaa gudoominayey madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Halkan ka Dhageyso, Warbixinta waxaa soo jeedinaya Afhayeenka Madaxtooyada Mr: Dhuxul
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGEYSO


