Hambalyo Aroos: Mudane Cabdiraxmaan Maxamed X. Cismaan iyo marwo Rooda Maxamed Cilmi
Xuseen Aw-Jaamac Jibriil Xagar Wariyaha BB.C ee gobolada Bari ,Kayse Axmed Digaale ,Mahad Faarax C\laahi Waliam ,C\salaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase) ,Maxamed Ibraahim Xasan (Biritish),Yuusuf Ibraahim Warsame (Ilkacase) ,Bashiir Ibraahim Qayir , Mustafe Cismaan C\raxmaan ,Maxamuud Maxamed Suudi (Maxamuud-cade),Bashiir Suudi Xirsi ,Mursal Aw Cumar Cismaan (Sheikha) ,Ibraahim Muuse Qaasaali ,imaan Jaamac Xagar, C/kariin Ibraahim Axmed ,Dr.Iid Maxamuud Cali ,Dr. Maxamuud X. Cawil Khuurshe ,Xuseen C/laahi Xuseen (Girgire) Xil. Siciid Xasan Nuur Waaye , Maxamed C/laahi Nuur ,Axmed C/laahi Maxamed (Dhagocarmo) ,Barwaaqo Cismaan Faarax ,C/fataax Rashiid Maxamed (Arsinaal) Axmed Siciid Xasan , ,Axmed Cali Jaamac ,Maxamed Cali (Cadho) ,Axmed Siciid X. Cabdi ,Maxamuud Jaamac Aadan ,Cabdi Samad Yuusuf Kaahin ,Maxamed (Dhigane) ,C/raxmaan Xasan Daa’uud ,Barre Faarax C/laahi ,Jaamac C/laahi Kudhaace , Khadar Cilmi Kaahin ,Maxamed Xasan Caynaashe ,Aniis Diiriye.
dhamaan dadkaasi oo iskugu jira wariyayaasha saxaafadda ee gobolka Togdheer iyo dad kale waxay Hambalyo farxad leh u dirayaan arooska lamaanaha kala ah Mudane Cabdiraxmaan Maxamed X. Cismaan iyo marwo Rooda Maxamed Cilmi oo arooskoodu ka dhacay Hoteelka RAMAD ee magaalada Burco , arbacadii habeen hore .
Waxaaney leeyihiin noqda qoyskii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela .
AAAAAAAAAAAmin. AAAAAAAAAmin. AAAAAAAAAAmin.