Hambalyo Duqa degmada Burco, Maxamuud Axmed Xasan ( Dhego laab)
Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan Xildhibaanada cusub,ee golaha deeganka degmada Burco, gaar ahaan Xildhibaan Maxamuud Axmed Xasan (Dhegolaab) ahna Duqa Degmada Burco ee an weli xilkii Mayarnimo lagala wareegin ama aan dib loogu dooran . Waxaanan ugu hambalyaynaa xilkan cusub ee dib loogu doortay iyo waxqabadkii balaadhnaa ee uu muujiyay mudadii uu maayarka ahaa.
waxaanan ilaahay uga baryayaa inuu xilkaas loo igmaday u fududeeyo,waxaanan rajaynayaa in hurumarkii degmada uu halkii kasii wado.
Waxaan ayagana gaar ugu mahadnaqayaa taageerayaashiisii gudo iyo debedba iyo dhamaan dadkii u codeeyay.
ALAA MAHAD LEH .
S/maxamed C/laahi Xasan ,
Burco, Somaliland.
Sayidmaxamed22@gmail.com
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
