|

Hambalyo Hambalyo xildhibaan Abdi (Laki)

Waxaan halkan hanbalyo aan lasoo koobi karin uga dirayaa Xildhibaan Abdiraxamaan Xasan (Abdi Laki) oo ku soo baxay kaalmaha hore ee loolankii Doorashooyinka degaanka Togdheer/Somaliland .
xildhibaanka aniga oo ku hadlaya Taageerayaashiisa Qaarada yurub waxaanu leenahay Hanbalyo Alle haka dhigo kii Magac fiica u keena dhamaan Reer Togdheer iyo somaliland ba ….Rabina hakula garab galo xilkaas culus ee Ummadaadu kuu Igmatay ..

Waxa kaloo Hanbalyo aan u dirayaa dhamaan xildhibaanada ka soo baxay degaanka Togdheer alle na ha idinla garab galo hawlaha culus ee idin sugaaya, ha idinka dhigo kuwii ummadan waji cusub oo khayr leh ku qaabila amen amen amen 

wabilahi tawfiiq 
abdinazri isse macalin 
COMMENTS