HAMBALYO, HAMBALYO, XILDHIBAANDA CUSUB EE KU GUULEYSTE GOLAHA DEEGAANKA HARGEYSA.
Marka hore waxaan salaamayaa, dhamaanba bahda saxaafada, Ka dib waxaan aad u hambalyeynayaa, dhamaanba xildhibaanda golaha deegaanka hargeysa ee 6-12-2012. waxaan u rajeynayaa guul iyo wax qabdan.
Waxa kale oon ugu baaqayaa walalheyga ama taageerayaasha ururka xaqsoor , in ay waxa ay tabanayaa, maxkamdaha la yimaadaan iyo cadeymah ay hayaan oo ay u hambalyeeyaan walalhooda, guuleysta,
aad ayaan ugu heyn weynahey in aaney taageeryyaasha xaqsoor badalin muuqufkoodii hore ay somaliland u hayeen, gudida doorashooyinka waxaa leeyahey waa in aad qancisaan waliba si waafiya, wax ay sheegayaan taageeraayasha xaqsooran waa in aad si cad u hubisaan hadey
jirto iyo hadaaney jirinba, waa in laga qanciyaa, iyagana waxaan ugu baaqayaa aduunku maalin maahan ee walalyaal is dajiya oo dariiqa dacwada mara,.
Waad mahadsanatahiin.
By Taahir hussein.
waayo_aragman@yahoo.com
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
