Hambalyo Meher: Mohamed Cabdi Aadan (Germany) Iyo Muna Hassan Cabdi
Anigoo Ah Mohamed Haliil Xaji Cabdi Xaaskayga Faisa Mohamed Iyo Dhamaan Familyga Reer Halil Xaji Cabdi
Iyo Reer Geedi Hashi Oo Ay Ugu Horayso Hooyo Foosiya Geedi. Waxaanu Hambalyo U Dirayna Meherka
Mohamed Cabdi Aadan (Germany) Iyo Muna Hassan Cabdi Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa
Maanta Oo Ay Bishu Ahayd 12/12/12.
Waxaanu Leenahay Isku Waara Ubad Khayr Qabana Kala Hela Inshalaahu, Noqda Labadii Isku Barwaaqaysta
Ee Guul Ku Gaadha Arooskooda. Waxaanan Kusoo XIdhaya Ducadii Rasuulka Ee Had Iyo Jeer Uu Nabigu CSW
ku Odhan Jiray Lamaanaha Islaamka Ah Ee Is Guursada. Baarakalaahu Laka Wabaaraka Calayka Wajamaca Baynakuma
Bil Khayr Aw Bilkhayr..
Ugu Dambayn Waxaan Ilaahay Uga Baryaya Inuu Khayrkiisa La Kulmiyo Oo Ugu Deeqo Lamaanahan Cusub. Waxaanan
Leenahay Alfa Mabruuk. Alfa Mabruub Khayr Ku Gaadha Aqal Galkiina Iyo Nabad Iyo Caano.


