|

Hambalyo Saleeban Daahir Dogox By: Mukhtar Cilmi

Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.Red rose

Red rosewaxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Ah ee oodweynenews.comRed rose

Waxaan halkan hambalyo ugu diraya saaxiibkay mudane Saleebaan Daahir Cabdilaahi Dogox oo ka mid aha musharaxiinta ururka Xaqsoor, wuxuuna ku guulaystay inuu ka mid noqdo xildhibaanadii ka soo baxay caasimada Hargeysaa, oo ruunti ku soo baxay cod balaadhan.

Waxaan leeyahay saaxiibkay hambalyo hambalyo 


By Mukhtar Cilmi


khadar2244@hotmail.com


—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

COMMENTS