|

Hanbalyo ku socota xildhibaanada golaha deeganka burco By: aadan axmed nuur

waxaan halkan hanbalyo umarinayaa xildhibaanada cusub ee degmada burco ee kala ah, 1-Rashiir Faarax Cali (Gacanlow), 2-Farxaan Cabdi aw xirsi, 3-Muxumed Xasan Jaamac mixiile (xoday),4-Axmed Maxamed Cali (afyare) 5-maxamuud dhegalaab 6-C/risaaq Xuseen Obsiiye 7-C/kariin Maxamuud C/laahi 8-Xirsi Jaamac Cabdi Caynaanshe, iyo inta kale ee iyana shaqada idinla wadaagta ee golaha deeganka cusub ku soo biiray,waxaan leeyahay ilaahay hawshaas laydiin doortay hadiin fududeeyo, kuwii xilkaa culus ee loo dooraty kasoo baxa ee aan fufashilmina haydinka yeelo aamiin.

aadan axmed nuur

Dublin Ireland

—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

COMMENTS