|

Hees Cusub BEERDUMAR Ay Soo Saartay Fanaanadda Codkeeda Dahabiga Leh Ee Idil Barkhad Cumar

Fanaanadda Codka macaan  Ee Idil Barkhad Cumar Oo Oodweynenews u xaqiijisay  Inaanay Heestan cid gaara ula jeedin ee ay u qaaday si caadi ah, dadkana ka codsanaysa inaanay si kale ufasiran heesta.

COMMENTS