|

Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Codka dahabiga Leh Ee AHMED ZAKI (DHAGXUMO )

Waah Waah, Waa mar kale iyo  Hees cusub uu soo saaray  Fanaanka  Codka dahabiga ah leh ee  Ahmed Zaki oo heesihiisa aadka looga jecel yahay daafaha caalamka, heestan cusub magaceeda waa DHAGXUMO .

Waxaana Ereyadii  Abwaan  Cabdilaahi Cumar Oog, laxanka iyo codka waxaa ku fara yaraystay  Fannaanka   Ahmed Zaki muusigii Furinle iyo xayaysiska Laabsalaax,   ee dhegaysi wanaagsan Codkii macaanaa Fannaanka   Ahmed Zaki:  

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

COMMENTS