Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Macaan Ee Maxamed BK (CAASHAQA HADHIBIN)
Waah Waah, Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub uu soo saaray fanaanka codka dahabiga leh ee Maxamed BK oo ka mid ah fanaaniinta aadka loo jecel yahay daafaha dunida, Heestan oo ah mid aad u macaan waxaa lagu magacaabaa CAASHAQA HADHIBIN.
Waana Ereyadii iyo Laxankii Abwaan Amiir Khaalid , Codkii macaanaa ee Maxamed BK , Iyo Muusigii Axmedweli Ibraahin , ee Dhageysi Haboon:–
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.