Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Macaan Ee Maxamed BK , Heestan oo Loo Sameeyey MULKI NUURA.
Waah Waah, Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo aad u macaan oo la yidhaahdo Mulki Nuura , heestan oo loo samaayey MULKI NUURA, waxaana heestan cusub soo saaray fanaanka aduunka dacaladiisana sida aadka u weyn looga dhageysto Heesihiisa macaan & Codkiisa layaabka leh waa Al-Fanaan Maxamed PK.
& Heesta cajiibka ah ee MULKI NUURA, Heestan midhaheeda waxaa ku farro yareystay Abwaanka Sanadkan Calanka u sita Abwaaniinta heesaha sameeya waa Abwaan Cabdilaahi Oog, muusigii Axmed Wali Furinle , Hadaba heestaa Mulki Nuura nala iyo Codkii macaan ee Maxamed BK dhageysi Haboon:- 
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGEYSO

