|

Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Da’da Yar Ee Aadan Qays ( Gabadhyahay Daraadaa)

Waah Waah,    Dhageystayaasha qiimaha badan  sidaad horeba nooga barateen waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu soo saaray fanaanka da’da yar ee Codka macaan  waa Aadan Qays oo ka mid ah fanaaniinka ku nool magaalada London, Heestan oo ah mid aad u macaan magaceedu waa  Gabadhyahay Daraadaa.

Waana  Ereyadii Cabdi Qadari, Laxankii Cabdiwahaab Aw-Faarax & Muusigii Cabdi Abiib, iyo Soosaaristii  KaraamaSstudio London,  Waxaa codkiisa dahabiga ah ku luuqeynaya Al-Fanaan Aadan Qays, Dhageysi Haboon:–  

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

COMMENTS