Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Macaan Ee Lamaane Yare ( Nimco iyo Wanaag)
Waah Waah, Dhageystayaasha qiimaha badan sidaad horeba nooga barateen waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu soo saaray fanaanka codka dahabiga ah leh ee Lamaane Yare, Heestan oo ah mid aad u macaan magaceedu waa Nimco iyo Wanaag.
Waana Ereyadii Abwaan Mohamud C/laahi Caynan , Laxankii Cabdilaahi Cabdi , Muusigii Bashiir Hanuuniye ee Hanuuniye Studio Denmark , Waxaa codkiisa dahabiga ah ku luuqeynaya Al-Fanaan Lamaane Yare, Dhageysi Haboon:– 
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO

