|

Hibo eebe ku siiyay habeen laykama qaado (commisionka somaliland). By: Xamse Cali

marka hore halkan waxaan ka salamayaa dhamaan shacabka somaliland ee shafle

marka xige waxaan doonayaa inaan hadal

kooban idhaahado commisionka waxaanan odhan lahaa walaalayaal sidan aa wax tiraahdeen

maqumana waayo waxaa qabateen

doorasho waxna way ka soobaxeen inkastoo cabashaduna badnayd 

hayeeshee kumaydaan adaysane hadan umadii oo falaadhi ku taagantay 

ayaa hadana ku dhaqdhaqaajiseen oo tiraahdeen hadana waxbaanu ku calindoonaa

waxa sidaa aan u arkaa inay tahay  shaqo xuma 

xilkasnimo daraan 

waayo arinimo yaraan 

khibrad yaraan  waajib ka seexasho 

iiyo dadkoo lakin rabo waayo markaa tiraaheeen  

qaarsoobaxay dibaad udhacday balkawarma ilmaadeerayaal

qaar cusubna lasoo saaro ma suura galbaa adiguba caqlaad leedee

somalidu waxay kumaah maahdaa dhidar xabaala qodaa qudhunbuu

uga dhacaaye .

 

Xamse Cali

caliguray007@hotmail.com

—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

COMMENTS