|

Khaled Meshaal Oo Maanta 45 Sanadood Kadib Dalka Falastiin Dib Ugusoo Laabtay

Hogaamiyaha Xamaas Khalid Mishaal ayaa maanta dalka Falastiin dib ugusoo laabtay kadib markii uu ka maqnaa 45 sanadood , waxaanuu markii  ugu horeysay booqasho ku tegay marinka Gazza oo maanta iyo beri lagu qabanayo banaanbax lagu xusayo Aasaaskii ururka Xamaas oo u dabaal dagayo, warkii oo dhan.

 

 

Khaled Meshaal

Khaled Meshaal (file image)

1956 - Born in Silwad in West Bank

1967 - Moves with family to Kuwait after Six Day War

1971 - Joins Muslim Brotherhood

1987 - Hamas created

1991 - Moves to Jordan after Iraq invades Kuwait. Runs Hamas fundraising

1997 - Survives Israeli assassination attempt

1999 - Expelled from Jordan. Moves to Qatar

2001 - Moves to Syria

2004 - Named Hamas political leader after assassination of Sheikh Ahmed Yassin

2012 - Leaves Damascus for Egypt and Qatar

COMMENTS