Kusoo Dhowaada Silsilad Suugaaneedii Dirka Baqasha. Waa 1978.
Silsilada Dirka Baqasha waxa bilaabay Ilaahay haw naxariistee Maxamed Ismaaciil Bullaale 1978, waxa kala qayb qaatay suugaanyahanada kala ah Ilaahay haw naxariiste Cali Muxumed Oday (Cali-eydh), Axmed M. Jaamac iyo Prof. C/laahi Diriye Guled (Carraale).
Waraysigan waxa Prof. Carraale looga duubay magaalada Stockholm ee dalka Sweden bishii March/2012 waxaana idiin soo diyaariyey C/kariin Dalmar.
Daawasho wacan:-
http://www.youtube.com/watch?v=7J75r-TTwsE
Diyaarintii & Soo Saaristii
Arrale Media Production
www.arralemedia.com
