Madaxweyne Ahmed M.M. siilaanyo oo maanta taagan doorasho gole degaan leyne tolow yaa harageedii nagaga celiya. doorasho ku gurasho ah waxaa dhaanta digarayto madaxweyne in lagu soo magacaabo maayarka. Qore: Ahmed Arale
Dhamaan waxaan halan ka salaamayaa qaranka reer somaliland meel kastay joogaanba waxaan ku Salaamayaa salaanta islaamka salaamu caleekum wa raxmatulaahi wa barakaat
waxaan kaloo gaar u salaamayaa shaqaalaha shebekada caalamiga ah ee oodweynenews.com meel kastey joogaanba.
Madax weeyne Ahmed M.M. siilaanyo oo maanta taagan doorasho gole degaan lahayne tolow yaa harageedii nagaga celiya. doorasho ku gurasho ah waxaa dhaanta digarayto madax weeyne in lagu soo magacaabo maayarka.
Hada iyo doorashadii golah degaanka ee dhacday 28.11.2012 waxay inagu reebtay cawaaqib xumo fara badan waxaad moodaa in arintu ay doorasho ka weeyntahay ee waxaad moodaa inay dumini ku hoos jirto anoo ka mida dadka daneeya jiritaanka somaliland arkana khaladaadka faraha badan waxaan odhan lahaa talo ahaan.
Hargeysa uun cabatinku maahee waa inta badan somaliland wey cabanayaane laba mid yeela in doorashada golaha degaanka laga guuro gebi ahaan oo la kordhiyo labo sano oo maayaradii hore labadaa sano sii hayaan xilka.
Sadexdii xusbi qaran ee horena lasoo celiyo Udub iyo kulmiye iyo ucid ey talada wadan ka sii hayaan
Mudo laba sano ah. kaasi wuxuu ahaa fekerkii Ahmed
Ama in lagu kalsoonaado sida loo qoro ee loo akhriyo arin kan taagan
Qore: Ahmed Arale
Allaa mad iska leh
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
