Magaalada Malmo Ee Dalka Sweden oo Laguugu Dhigi Doono 30 December Riwaayad Lagu Magacaabo (Casrigana Ogoow Dhaqankana Cisee) Waa Habeenka Isniinta Ee Ha Moogaan
Ogaysiis ogaysiis waxa la ogaysiinaya dhamaan umada somaliyeed ku Dhaqan wadanka Sweden gaar ahaan magalada Malmö iyo nawaxigeeda in riwayad lagu qabanayo 30 dec riwayadaas oo ah tii abid ugu wayneed oo magaceda la yidhaahdo (casrigana ogoow dhaqankana cise) waxa dhigaya riwayada kooxdi hilaac Malmö Waxana alifay riwayada waa abwaanki wayna (Cabdi Jamac Cawad) waxa kale oo habeeenka isaguna wacdaro ka dhigi doona fanaanki wayna ee Cabdi qaboojiye gobta Ay ka dhacayso waa västanforsgatan 21 b. Post 21450 Malmö ha mooganina balanteeenu waa 30 december wixi faahfaahmin ah telefonadan nagala so xidhiidha. 0760087284: Ahmedshukri. 0763402119 cabdiqaadir. Abwaan Cabdi Jamac Cawad 0760736542

