Maxamed Jaamac Qoraalihii Umadda By: Mukhtar Cilmi
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.![]()
waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Ah ee oodweynenews.com![]()
Maadama oo ay dhammaatay doorashaadii golaha deegaanka oo ay ka soo baxayen 3 xisbi qaran, xisbiga Kulmiye -xisbiga Waddani- xisbiga Ucid , wuxuuna aha ruunti tartan dheer oo urur walba soo maray, waxaana xagayga aan raba oo maqasadkaygu yahay maxamed Jaamac oo ahaa qoraale taageera ururka umadda, wuxuuna marxaladoo fara badan ugu radin jiray ururkaas taageero oo xambarsan anshax been abuur!!.
ruunti waa shay dhammaday imika oo marxaladii waa laga godbay, waxaana uu rajinaya maxamed jaamac wado ka duwan tii uu doortay,qaladaadkii aad soo martaynaa waa in aad ka cibro qaadato sxb !!, waxaana kaa soogaya inaad uu haniiso oo hambalyo iyo bogadin u dirted xisbiyaadii soo baxay !!
By Mukhtar Cilmi
khadar2244@hotmail.com
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
