Natiijada Degmada Gabiley Oo Lagu Dhawaaqay
Gabiley (OWN)-Komishanka degmadda Gabiley ayaa galabta shaaciyay natiijadii doorashada goleyaasha deegaanka ee degmadda Gabiley ee gobolka Gabiley.
Natiijadan waxay asxaabta siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:-
1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi.
2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi.
3)-UCID waxa uu helay 4 kursi
4)-RAYS, waxa uu helay 2 Kursi.
5)- DALSAN waxa uu helay 2 kursi.
6)-XAQSOOR waxa uu helay 1 kursi
7)- UMMADDA, Waxa uu helay 1 kursi.
Oodweynenews.com/Gabiley