OGAYSIIS FANAANKA CABDI QABOOJIYE IYO FANIIN KALE OO TIRO BADAN OO BANDHIG FANEED KU QABANDOONA DALKA SWEDEN
Waxaa Dhaamaan la ogaysiinaya umada Somaliyeed eek u dhaqan Dalka Sweden gaar ahaan magalada malmö inay ka dhacayso riwayadii abid ugu wayneed riwayadaha oo magaceeda la yidhaahdo (casrigana ogoow dhaqankana cisee) habeenkaas oo ay wacdaro ka dhigi doonan dhalinyarada reer malmö ee riwayada matalaysa kooxda oo magaceeda la yidhaahdo hillaac malmö halkaas oo ay fanaaniin waa wayn iyo qaar yaryarba ay yaguna wacdaro ka dhigi doonan waxa habeenka kasoo qayb galaya fanaanka wayn ee Cabdi Qaboojiye oo isaguna idin ka tumi doonaa adresska xaflada västanforsgatan 21b post 21450 malmö wixi faahfaahin ah kasoo xidhiidh telefanadan.
0738898197
0760087284
0763402119

