|

OWN: Guddoomiyaha Ururka Xaqsoor oo maanta ugu baaqay taageerayaashiisa inay xasilloonida dhowraan.

Guddoomiyaha ururka Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac iyo Madaxdhaqameed kale ayaa saaka qaar ka mida taageerayaasha ururka kula hadlay meel fagaare ah, kulankaa ka dib isagoo la hadlayey saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in doorashadii xubnaha Golaha Deegaanka ee Dagmada Hargeysa la boobay oo natiijada soo baxdayna aaney ahayn mid xaq ah.

Wareysiga Guddoomiyaha waxaa la yeeshay Ismaaciil Farjar oo katirsan idaacadda VOA hargeysa ee hoos  dhageyso:-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

COMMENTS