|

OWN: Mid Ka Mid Ah Musharaxiinta Degmada Ceerigaabo Oo Waraysi Uu Oodweynenews Siiyey Kaga Hadlaya Go’aan Ay Ururada Iyo Musharaxiinta Qaar Ku Sheegeen In Ay Ku Qaadaceen Natiijadii Doorashada Ee Degmada Ceerigaabo

 Waxaanu Halkan Idinku s oo gudbinaynaa waraysi aanu la yeelanay mid ka mid ah musharaxiinta sheegay in ay qaadaceen natiijadii ka soo baxday doorashada golaha deegaanka ee degmada Ceerigaabo kaasi oo magaciisa la yidhaahdo  Maxamed Axmed jaamac (Kadawe) ayaa waxa uu faah-faahin ka bixinayaa sababta ay natiijada soo baxday u diidanyihiin isaga iyo ururada qaar waraysiga waxaa Khadka talefanka kula yeeshay  Weriye Cumar Seerbiya oo magaalada Hargeysa ku sugan :-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Oodweynenews.com,Hagreysa Office

COMMENTS