OWN: Halkan Ka Dhagayso Qaybta 2aad Oo Ka Mid Ah Barnaamijyo Xiiso Leh Oo Aanu K Eegayno Duruufaha Iyo Hab-nololeedka Dadka Danyarta Ah Ee Nolasho Ka Raadsada Shaqooyinka Yar-yar Ee Ay Gacanta Ka Qabtaan
Hargeysa (OWN)- Dhagaystayaasha iyo arkhristayaasha sharafta leh ee sida jootada ah ugu xidhan shabakadda Oodweynenews waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa warbixin xiiiso leh oo ka mid ah barnaamijyo gaar ah oo aanku eegayno duruufaha iyo habka nololeed ee ay ku suganyihiin qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee nolol-maalmeedkooda ka raadsaday shaqooyinka yar-yar ee gacanta ay ka qabtaan .
Qaybtan 2aad ee barnaamijyadeena wxaanu guud ahaanba ku soo qaadanaynaa warbixin aanu idinka hayno Caruurta yar yar ee ka shaqeeya baalashka oo aanu idinka hayno mid ka mid ah caruurtaasi oo aanu ka waraysanay arrimo badan ka dibna aanu warbxintan aanu ka diyaarinay ee dhagaysi habboon:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)
omarserbia1@hotmail.com
Oodweynenews.com,Hargeysa Office

