OWN: Halkan Ka Dhagayso Qaybta 3aad Oo Ka Mid Ah Barnaamijyo Xiiso Leh Oo Aanu Ku Eegayno Duruufaha Iyo Hab-nololeedka Dadka Danyarta Ah Ee Nolasho Ka Raadsada Shaqooyinka Yar-yar Ee Ay Gacanta Ka Qabtaan.
Hargeysa (OWN)- Dhagaystayaasha iyo arkhristayaasha sharafta leh ee sida jootada ah ugu xidhan shabakadda Oodweynenews waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa warbixin xiiiso leh oo ka mid ah barnaamijyo gaar ah oo aanku eegayno duruufaha iyo habka nololeed ee ay ku suganyihiin qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee nolol-maalmeedkooda ka raadsaday shaqooyinka yar-yar ee gacanta ay ka qabtaan .
Qaybtan 3aad ee barnaamijyadeena waxaanu guud ahaanba ku soo qaadanaynaa warbixin aanu idinka hayno dadka ka shaqeeya Gaadhi Dameerada Biyaha lagu dhaamiyo oo aanu idinka hayno mid ka mid ah dadka ka shaqeeya magalada hargeysa,waxaanan ka waraysanay arrimo badan ka dibna aanu warbxintan aanu ka diyaarinay ee dhagaysi habboon:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO
