OWN: Halkan Ka Dhagayso Waraysi Aanu La Yeelanay 2 Musharax Oo Mid Kood Doorashadii Ku Hadhay Midna Ku Soo Baxay Oo Labaduba Ka Waramaya Dareenkooda
Hargeysa (OWN)- Waxaanu Halkan idinku soo gudbinayaa waraysi aanu la yeelanay 2 musharaxa oo ka mid ah musharaxiintii u tartamaayey doorashada golaha deegaanka Hargeysa oo mid kood doorashadii ku soo baxay halka kalena uu hadhay labadan musharax oo la kala yidhaahdo Mukhtaar Sheekh Maxamuud o isagu doorashada ku hadhay iyo Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo ka mid ah musharaxiinta soo baxday waxaanu labadaba wax ka weydiinay arrimo ay ka mid yihiin dareenkooda iyo sida ay u arkeen natiijadii ka soo baxday doorashada iyo arrimo kale ee dhagaysi habboon.
Waraysigana waxaa la yeelatay Weriye Saynab Maxamed Cabdi ee dhagaysi Habboon:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO
Oodweynenews.com/Hargeysa office

