OWN: Waraysi Aanu La Yeelanay Xildhibaan Ibraahim Rayte Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Xubinna Ka Ah Urur-siyaasadeedka Rays Oo Ka Hadlaya Arrimo Ay Ka Midyihiin Rajada Uu Ururkoodu Ka Qabo Dib U Tirinta Natiijada Hargeysa
Hargeysa (OWN)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi aanu la yeelanay xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte oo ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin rajada uu ururka Rays ka qabo dib u tirinta cododka degmada Hargeysa iyo sida uu ururku u arko in loo xalin karo cabashooyinka ka dhashay natiijada doorashada golayaasha deegaanka iyo arrimo kale ee dhagaysi habboon:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO

Oodweynenews.com.Hargeysa Office
