|

OWN: Waraysi Aanu la Yeelanay Xog-haya Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Maxmed-rashiid Muxumed Faarax Oo Ka Hadlaya Bayaan Ay Dhawaan Warbaahinta Uga Digayeen Faafinta Natiijooyinka Hordhaca Ah Ee Doorashada Golayaasha Deegaanka .

Hargeysa (OWN)- Waxaanu Halkan Idinku soo gudbinaynaa waraysi aanu la yeelanay xog-hayaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA  Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo  faah-faahin ka bixinayay  bayaan ay dhawaan ururka SOLJA uu so saaray oo uu ku cambaaraynayey warbaahinta qaar oo faafiyey warar ay ku sheegeen in ay ururo iyo musharaxiin  gaar ahi doorashada ku guulaysteen  iyo arrimo kale ee dhagaysi habboon:-   

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)

Omarserbia1@hotmail.com

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS