OWN: Halkan Ka Dhagayso Warbixin Xiiso Badan Ee XOG-DOON IYO XOG-DIID
Hargeysa (OWN)- Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa akhrisayaasheeda iyo dhagaystayaasheeda sharafta leh warbixin xiiso leh oo aanu ugu magac-darnay XOG-DOON IYO XOG-DIID.
Warbixintan ayaanu ku ku eegi doonaa sida ay u adagtahay in xogaha ku tacaluqa arrimaha siyaasadda, bulshada iyo dhaqaaluhuba in laga helo masuuliyiinta dawladda ee ay arrimahaasi xidhiidhka la leeyihiin waqtiyad ay isweydiintu ka taagantahay .
waxaanu warbixintan ku soo qaadanaynaa tusaaleyaal ku saabsan arrimo badan oo ay warfidiyeenadu isku dayeen in ay masuuliyiin wax ka weydiiyaan balse ay masuuliyiintaasi ku gacan-saydheen iyaga oo diidan in wax laga weydiiyo .
waxa kale oo aad ku maqlidoontaan sida ay u adagtahay in masuuliyiinta xukuumadda ka tirsan in laga helo wararka ay bulshada wax iska weydiinayso , taasi oo ay ka hadlidoonaan qaar ka tirsan war-fidiyeenada ka hawl-gala Somaliland oo iyaga si mugleh arrinkaasi u og in badana la kulmay .
warbixintan waxaanu sidoo kale ku eegi doonaan dareenka bulshada ee ku waajahan xogaha ay jeceliyihiin in ay wax ka ogaadeen balse aanay ka maqal warbaahinta taasi oo salka ku haysa ciddii xogtaasi laga heli lahaa oo inta badan ka dhaga adaygta in ay xog ka bixiyaan oo ah (masuuliyiinta kala duwan ee xukuumadda ) iyo arrimo kale oo xidhiidh la leh mawduucan ee dhegaysi wacan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO
Oodweynenews.com,Hargeysa Office

