|

OWN: Warbixin Xiiso Leh Oo Aanu Ku Eegayno Sababaha La Taaban Karo Ee AY Doorashada Ugu Hadheen Badi Haweenkii Ka Sharaxnaa Doorashada Golayaasha Deegaanka

Hargeysa (OWN)-Halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa warbixin xiiso leh oo aanu ku eegano sababaha ugu waaweyn ee la odhan karo waxay horseed u noqdeen in ay   142 haween ah  oo ka sharaxnaa  golayaasha deegaanka Somaliland ay sida lagu sheegay natiijooyinka hordhaca ah ee ka soo baxay  degmooyinkii ay doorashadu ka qabsoomay waxay  haweeenkaasi intoodii badnayd ku hadheen codbixintii la galay , taasi oo ay ka soo  baxeen  142kaasi in ka yar  10 haween ahi  guud ahaan dalka oo dhan  haddaba maxay tahay sababta ugu weyn ee la odhan karo way u hadheen waxaad kaga bogon doontaan warbixinta ee dhagaysi Habboon:-  

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AMA HALKAN KA DHAGAYSO

Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)
omarserbia1@hotmail.com
Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS